Dhageyso:Uhura Kenyata oo Qeylo Dhaan ka muujiyey Qaxoodiga Wadamada dariska la ah

0

Nairobi(AGGM):Madaxweynaha wadanka Kenya uhuru Kenyata ayaa sheegay ,asiaga oo lahadalaiyey bbcda in ay qaadi donana talaboyin ay ugu hortagaan in markale ay marti galiyaan qaxootiyada wadamada dariska la ah .

Uhuru ayaa tilmamay dowladda keyna ay ka fiirsaneyso go.aanka ah in markale marti galiso qaxootiyada  isagao carabka ku dakeyey in in ka badan 20 sano Kenya marti galisay qaxooti soomaliyeed iyo kuwo kaleba

Waxa uu shacabka Kenya ka dalabaday in ay ku tageeraan  dowlada go.aanka ay  yareenyso qaxootiga imanaya wadankaasi

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com