Muqdisho(AGGM): Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb Galay Shirkii Dowladda 25-aad ee Dowladdaha Carabta ayaa saaka Dalka dib ugu soo laabtay.
Wasiirka qorsheta iyo Xiriirka Caalamigaa Xukumada Saciid c/laahi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Shirka Somaaliya ay Gulo ka soo hoysay.
Waxaa uu sidoo kale sheegay i Amiirka Dalka Kuwait ay Heshis la so galeen oo ku aadan in ay Garab istagi Doonto Dowladda Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wafdiga