Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa ugu baaqay Saraakiisha Sare sare ee Ururka Al-shabaab in ay isku soo dhiibaan Dowladdiisa oo ay Nabada Qaataan.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in Al-shabaab ay hadii Nabada Qaataan Cafis loo fidin doono oo la Dhaqan celindoono.
Xasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqay saraakiisha Ajaaniibta ah ee Al-shabaab ka barbar dagaalama in ay Dalka iskaga baxaan.
Halkaan hoose kadhaeyso Codka Warka Madaxweynaha
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com