DHAGEYSO:-Hogaamiyaasha maamulada dalka oo eedayn culus loo jeediyay

0

Siyaasiga Eng. Nuur Sheekh oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa ka hadlay xiisada adag ee ka taagan xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Eng. Nuur ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ee ka soo cusboonaaday halkaasi.