Ruushka iyo Turkiga oo heshiis xabbad joojin ah gaaray

0

Ruushka iyo Turkiga ayaa heshiis xabbad joojin ka gaaray xiisaddi ka taagneyd gobolka Idlib ee dalka Suuriya.

Heshiiska xabbad joojinta oo dhaqangalkiisa uu billaabmayey saqdi dhexe xalay xilliga dalka Suuriya wuxuu ka dhaqan galayaa Gobolka waqooyiga galbeed ee Suuriya ku yaalla ee Idlib ee ay xasaraadda ka taagneyd.

Madaxweynaha Turkiga ReceRuushka iyo Turkiga ayaa heshiis xabbad joojin ka gaaray xiisadda ka taagneyd gobolka Idlib ee dalka Suuriya.

Heshiiska xabbad joojinta oo dhaqangalkiisa uu billaabmaya saqdi dhexe xalay xilliga dalka Suuriya wuxuu ka dhaqan galayaa Gobolka waqooyiga galbeed ee Suuriya ku yaalla ee Idlib ee ay xasaraadda ka taagneyd.

Bishi la soo dhaafay ayay 36 askari oo Turki ah ay ku dileen weerar ay dowladda Suuriya ku soo qaadday Ruushkana uu gacan ka siinayey.

Turkigana wuxuuna jawaab xooggan u weerarkaasi ka bixiyey uu ku qaaday Xoogagga Turkiga iyo maleeshiya ay isgarab sadaan.

Dhacdadaasi ayaa ka dhalatay cabsi ah inuu dagaal ay ka dhex abuurto Turkiga iyo Ruushka.