DHAGEYSO:-Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xiisadda xuduudda Somalia & Kenya

0

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa dhowaan ku dagaalamay xuduudda degmada Beled Xaawo ay la wadaagto magaalada Mandhera ee Kenya.

Dagalakan ayaa sidoo kale xiisad ka dhex-dhaliyey dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo midba tan kale ku eedaysay inay kusoo xadgudubtay madaxbannaanideeda.