Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Caawa Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay inay Faragalin qaawan dowladda Kenya ku hayso Somaaliya,isago sheegay inaysan Gacmaha ka laaban doonin xadgudubta Qaawan.