Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye, ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka DGGM
Munaasabaddan ayaa ahayd dardaaran mahad celin iyo bogaadin uu u jeediyay golaha sharci dejinta DGGM.
Dhinaca kale, madaxweynaha ayaa saxiixay miisaaniyadda 2020 oo dhawaan golaha Wakiilada DGGM ay ansixiyeen.