Hoggaamiyihii ururka Ahlusunna Waljameeca, Macalin Maxamuud, ayaa ka soo dhoofay magaaladda Dhuusamareeb, wuxuu u duulay caasimada dalka Kenya ee Nairobi.
Talaabadan ayaa waxay ka dambeysay kadib markii kulan xalay isaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo odayaasha deegaanka oo la isku afgartay inuu magaalada ka tago, sidda la sheegay.