DAAWO: Wasiir Khadiijo oo weerar afka ah ku qaaday wasaaradda Caafimaadka iyo maamulka Garoonka.

0

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa weerar afka ku qaaday maamulka garoonka diyaaradaha iyo wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID: