DAAWO:- Xasan sheekh oo ka hadlay Xaalada Soomaaliya, Muxuuse ka yidhi Xiisada ka dhaxaysa Kenya & Somalia

0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Fidriga, Wuxuuna ka hadlay Xaalada Guud ee dalka.

Hoos ka daawo xasan sheekh maxamuud oo arimo badan ka hadlay