Dhagayso: Jaalle Siyaad Oo Ka Hadlay Dhulka Soomaaliyeed Ee Nooga Maqan Itoobiya, Kenya Iyo Xaalada Falastiin.

0

bar3Dhagayso: Jaale Siyaad Oo Ka Hadlay Dhulka Soomaaliyeed Ee Nooga Maqan Itoobiya Iyo Kenya Iyo Xaalada Falastiin.

Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21-10-2013 heesaha damaashaadka Sanad guuradi 44-aad ee Kacaanki barakeysnaa, waxa kale oo aanu idiin soo bandhigi doonaa mudadaas aanu ku guda jirno Damaashaadka waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Madaxweyne General Maxamed Siyaad Bare.

Ha moogaan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21 Oktoobar waxaan maanta joojinay dhamaan wararkeeni kale, ee aan idiin soo gudbin jirnay, waxaana maanta idiin soo gudbin doonaa waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee 21 Oktoobar ee uu hogaaminayay Allaha u Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/deriska_0001.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

siad_barre_003

bar3
bar6

bar8

bar7

bar2

bar5 bar4

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com