Daawo: Damaashaadka Sanad Guuradii 43-aad 2012 Ee Kacaanki Barakeysnaa Iyo Wacdarihi Allgalgaduud Media.

0

Kacaankii_21_Oktoobar_3Daawo: Damaashaadka Sanad Guuradii 43-aad 2012 Ee Kacaanki Barakeysnaa ee ku dhaafay Iyo Wacdarihi Allgalgaduud Media.

Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa laga bilaabo caawa oo ay taariikhdu tahay 18-10-2013 heesaha damaashaadka Sanad guuradi 44-aad ee Kacaanki barakeysnaa oo ku beega nmaalinta Isniinta ah oo ay taariikhduna tahay 21 Oktoobar, waxa kale oo aanu idiin soo bandhigi doonaa mudadaas aanu ku guda jirno Damaashaadka waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Madaxweyne General Maxamed Siyaad Bare.

Daawo Waa Taariikh Soomaali Leedahay Oo Aan La Hilmaamin Karin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
alllgalgaduud@gmail.com