DHAGEYSO:- Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya Gabdho Soomaaliyeed oo Dalka Canada lagu dilay

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilka labo gabdhood oo Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada.

Dilka Gabdhahaan ayaa loo adeegsaday Tooreey.

Ciidanka Booliska ayaa sheegay in labadaan Gabdhood oo la sheegaayo in ay ahaayeen walaalo in laga helay Meydkooda Gurigii ay ka deganayeen Magaalada Ottawa.

Ciidanka Booliska waxa ay qabteen labo qof oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen dilka loo geystay gabdhahaasi.

Gabdhaha Meydkooda la helay ayaa lagu kala Magacabaa Nasiibo Cabdiraxmaan iyo sidoo kale Asmo Cabdiraxmaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Audio Player