DHAGEYSO WAREYSI:- Dabkii ka kacay Suuqa weyn ee Degmada Wadajir oo goobo hor leh ku sii baahayo iyo khasaaro oo sii badanayo..

0

Waxaa weli soconayo dabkii ka kacay Caawa Suuqa weyn ee Degmada Wadajir oo maqribkii ka dib ka bilowday suuqaasi.

khasaaraha ayaa weli soo kordhaya waxaana la arkayaa dukaaman iyo goobo ganacsi oo hor leh oo uu dabku saameeyay.

Mid ka mid ah dadka deegaan oo goobta ay wax a dhaceen jooga ayaa Waxa uu sheegay in uu weli soconayo dabka. waxaana uu intaa ku daray in Dabka ay ku Gubteen Bakhaaro iyo Dukaano ku yaalla Suuqa Degmada Wadajir.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-