TOP DHAGEYSO: Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Si Kulul Uga Hadlay Tagitaanka Gudoomiye Jawaari Ee Dhuusamareeb.

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxa uu si caro leh uga hadlay safarka uu ku tagitay magaalada Dhuusamareeb Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka iyo Xildhibaano la socday.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso