Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Arimo La xidhiidha Doorashooyinka iyo Dagaaladii dhowaan Qaybo kamid ah gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidamada Putland iyo kuwa Somaliland, Wuxuuna si gaar ah dhaliilo ugu Jeediyey Maamulka Puntland oo uu sheegay inuu yahay Qoys doonaya inay Dawlad noqdaan.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DAAWO:- Faysal Waraabe “Puntland waa Reer doonaya inay Dawlad noqdaan, oo Keligood...