SAWIRRO:-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Bulshada ku dhaqan degmada Buula-burde

0

Gudomiyaha Gobalka Hiiraan cali maxamed caraale oo malmahan kusugnaa dagmada buulo-burte ee gobalka Hiiraan Hiiraan ayaa maanta qado sharaf u sameeyay maamulka dagmada,saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka, Kuwa Booliska AMISOM,Odayaasha dhaqanka dhalinyarada iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan..

Waxaa kulankan qado sharafta ahaa lagu soo afjarayay madmadowgii ka dhex jiray maamulka degmada Buul-burde iyo sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Bulshada degmadaas ku dhaqan.

Guddoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay dhawan kusoo wajahan tahay Marwada koowaad ee madaxweynaha Dalka muhiimna ay tahay in loo diyaargarowbo.