Jeesoow oo fariin culus u diray ciidanka Haramcad iyo Gorgor.

0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si kulul ugu hadlay dagaal ay Al Shabaab ku soo qaadeen degaan duleedka kaga beegan magaalada Balad Weyne ee gobolka Hiiraan.

Xildhibaan Jeesoow ayaa ciidanka Gorgor iyo Haramcad ugu baaqeen iney gobolka Hiiraan ka saaraan Al Shabaab si shacabka ay u helaan adeegyada bulshada.

HOOS KA DAAWO: