DHAGEYSO:-Maamul Sh/Hoose Oo Dib U Soo Celinaya Adeegyada Awdheegle

0

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali oo la hadlayey shacabka degmadada Awdheegle ayaa ballan qaadyo u sameeyey.

Najax ayaa sheegay in maamulkiisu uu dib u soo celin doono adeegyadii muhiimka ah ee degmadaasi, sida goobaha waxbarashada iyo caafimaadka.

Awdheegle ayaa ka mid ah meelihii u dambeeyey ee lagala wareegay dagaalyahannada Xarakada Al-Shabaab.