DEG DEG: Xaalada Caafimaad ee C/rashiid Janan oo laga deyrinayo

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xaalada caafimaad ee wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Gedo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in xaaladiisa caafimaad ay ka sii dareyso, saacadaha soo socda ayaa xaalad caafimaad loogu qaadaya dalka Kenya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: