Siyaasiga Axmed DAACI oo Horay Gudoomiye uga soo Noqday degmada Wadajir ee Muqdisho, ayaa si adag ugu Jawaabay Madaxwayneyaashii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh.
Axmed Daaci ayaa sheegay in Markii ay Xilka hayeen aysan waxba u Qaban Beesha Mudulood, Hadana aan laga yeeli doonin inay Durbaan been ah Tumaan, Sida uu hadalka u dhigay.