Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay iskudayday in diyaarad lagu soo qaado Madaxda Ahlusunna.
Taliyaha guutada 15 aad ee Ciidanka xoogga dalka ayaa guud ka biyo diiday in Magaalada Dhuusamareeb laga qaado Madaxda Ahlusunna.