ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa madaafiic aan tiro ahaan la garan karin waxa ay saacadihii la soo dhaafay isku weedaar-sadeen degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Dadka degaanka ayaa waxa ay Allgalgaduud u sheegeen inta ay madaafiicdan socotay in sidoo kale ay maqleen rasaas goos goos ah oo labada dhinac ay kala ridayeen.
iidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa madaafiic aan tiro ahaan la garan karin waxa ay saacadihii la soo dhaafay isku weedaar-sadeen degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Dadka degaanka ayaa waxa ay Idaacadda Risaala u sheegeen inta ay madaafiicdan socotay in sidoo kale ay maqleen rasaas goos goos ah oo labada dhinac ay kala ridayeen.