Madaxweyne kuxigeynka Dowlad Gobaledka Galmudug mudane Ali Daahir waxu maanta kormeer ku tagay isbitaalka weyn ee caasimada Dusamareeb kaas oo ugu kuur galayay xlda isbitaalka sido kale waxu Deeq daawo ah garsiyay isbitaalka si lagu dabolo baahida ka jirta isbitaalka.
Kormeerka waxaa ku wehlinayay Gudoomiye kuxgeynka labaad ee Barlamaanka marwo Faadumo Faandhe iyo Gudiga Adeega Bulshada ee Barlamaanka 2aad Galmudug.