DAAWO: Sheekh Shariif oo arrimo xasaasi ah ka hadlay

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda Soomaaliya sida safarka Farmaajo ee Magaalada Hargeysa, Khilaafka Kenya iyo dowladda dhexe iyo arrimaha Jubbaland.

HOOS KA DAAWO: