DHAGEYSO:-Puntland oo Beenisay Dagaal ka dhacay Degmada Boocame ee gobolka Sool

0

Xilli War-Baahinta Gudaha Qaarkood Ay Qoreen In Maanta Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Maamulka Puntland Ay Ku Dagaallameen Aagga Deegaanka Tuke-Raq Ee Gobolka Sool Gaar Ahaana Halka Lagu Magacaabo God Qaboobe Ayaa Arrinkaasi Waxaa Beeniyey Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Puntland.

Xeyle Xasan Shire Guddoomiyaha Degmada Boocame Ee Gobolka Sool Ayaa Sheegay In Aysan Jirin Iska Hor Imaad Dhex-maray Ciidamada Maamulka Puntland.