DAAWO:Gudoomiye Jawaari Oo Ay Ku Dhagan Yihiin Xildhibaanada iyo Wasiirada Beesha Hawiye.

0

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyha Baarlamanka Soomaaliya oo safar ku tagay Magaladda Dhusamareeb ayaa waxaa ka dhashay Xiisad balaaran, waxaana horey uga soo horjeestay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubaland, waxaana sidoo kale magaalada Muqdisho kulan looga hadlayey arimahasi isugu Yimid Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya kana soo jeeda beesha hawiye.

Wasiirada Maanta kulankaasi ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka Qorsheenta, Wasiirka Dhalinyarada iyo Wasiirtu Dowlaha Madaxtooyada, waxaana ayaa si caro leh Looga Hadlay Safarka Jawaari uu ku tagay Dhuuso-mareeb iyo hadal kasoo yeeray Gudoomiye ku xigeenka Labaad Ee Baarlamanka Mahad Cabdala Cawad.

 

 

 

Hoos Ka Daawo

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media