Daawo: Salaad Cali Jeelle Oo Wareysi Aad iyo Aad U Xiiso Badan Bixiyay.

0

Siyaasiga weyn ee Salaad Cali Jeelle ayaa waraysi kii ugu xasaasi sanaa isla markaana aad kaaga qoslin doono waxaana layeeshay wariye Dabarani ee Magaalada Garoowe.

Salaad Cali jeelle ayaa sheegay in Kooxda Damul-jadiid yihiin koox kayaabisay siyaasihiinta Soomaaliyeed habka udhaqmayaan iyo Siyaasada ay ciyaarayaan.

Hoos Ka Daawo