Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in Labo Mawaadin oo Keenyaan ah islamarkaana Mudo Dhowr sano ah ay Gacanta ku hayeen ay Siidaayeen islamarkaana aan Xoog looga Furan.
Waxaa uu sheegay Sargaal u hadlay Al-shabaab in Labadaan Muwaadin ay xaduuda Soomaaliya iyo Kenya ay geeyeen oo aan Ciidamada Kenya aysan Xoog oga Furan.
Ciidamada Dowladda Kenaya ayaa sheegay in Xoog ay Al-shabaab oga Furteen Labo Muwaadin oo Keenyaan ah islamarkaana Al-shabaab ay Xoog ku haysteen.
Audio PlayerIsha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com