Dhageyso:Dowladda iyo Ahlusunna oo la Dhex dhexaadinayo

0

Dhuusamareb(AGGM): Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Fulinta Ahlusuna Sh Ilkacase oo la hadlay Waraahinta ayaa sheegay in ay jiraan Wada hado yu dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Ahlusuna.

Waxaa uu sheegay in Wada hadaladaasi ay wadaa  Beesha Caalamka Rajana ay ka qaaa in lagu guuleysto Arinta Khilaafka Dowladda iyo Ahlusduna.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com