Garowe(AGGM): Fadhi Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay oga hadleen Miisaaniyada Maamulka Puntland ee Sanadkan.
Waxaa Furay Fadhiga Golaha wakiilada Maamulka Puntland Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed cali Gaas oo halkaas khodbad ka jeediyey.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi
Audio PlayerIsha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com