Dhageyso:Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Galgaduud oo kormeeray Goobo Waxbarasho

0

Dhuusamareeb(AGGM): Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Galgaduud Macalin Muqtaar Sh Maxamuud ayaa maanta kor meeray Goobaha Waxbarashada ee Gobolka Galgaduud.

Gudoomiyaha ayaa u kuur galayXaalada Waxbarasho ee ka jirad Gobolka Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha 

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Gudomiyaha-Waxbarasha.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com