Dhageyso:Faah-faahin Qaraxii Magaalada Kismaayo

0

Muqdisho(AGGM):Faah-faahin Hor dhac ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii Miino ee ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose.

Goobjoogeyaal ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa noo Xaqiijiyey in Qaraxa uu ka dhacay Magaalada Kisaamyo,waxaana ay sheegeen in lala eegtay Gawaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM.

Goobjoogeyaasha ayaa sheegay in ay Arkeen Gaari Ciidamada Dowladda Siraliyoon ay leeyihiin oo Gubanaya.

Waxaa sidoo kale jirta Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Ciidamada AMISOM iyo Dadka Shacabkaa intaba.

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Goobjoogaha

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com