Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sh oo Horjoogayaasha Al-shabaab Baaq u diray

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa ugu baaqay Saraakiisha Sare sare ee Ururka Al-shabaab in ay isku soo dhiibaan Dowladdiisa oo ay Nabada Qaataan.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in Al-shabaab ay hadii Nabada Qaataan  Cafis loo fidin doono oo la Dhaqan celindoono.

Xasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqay saraakiisha Ajaaniibta ah ee Al-shabaab ka barbar dagaalama in ay Dalka iskaga baxaan.

Halkaan hoose kadhaeyso Codka Warka Madaxweynaha

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com