Dhageyso:Ahlusunna oo sheegtay in ay Weerar ku tahay Ceelbuur

0

Dhuusamareeb(AGGM): Axmed C/laahi Ilaka case Gudoomiyaha  kuxigeenka Golaha Fulinta ee Ahlusunadda Gobolada Dhexe ayaa sheegay in Ciidamadooda ay Duulaan ku yihiin Deegaaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud sida Ceelbuur.

Waxaa uu Eedeen u soo jeediyey Dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in aysan Daacad ka aheyn Dagaalka ka dhanka Ah Al-shabaab sida uu sheegay.

Waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada Ahlusunna ay Dhawaan lawareegidoonaan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Ahlusunna

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com