DAAWO:- Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof

0

Gudoomiyaha Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashoyinka Puntland Cabdirisaq Ahmed Saciid ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay.