AKHRISO:- Hay’adaha Amniga Dawlada oo soo qabtay Nin qof shacab ah dilay

0

Askari ka Tirsan Ciidamadda Degaanka Gubadleey ayaa maanta dil ugu geystay Suuqa Dayax Qof shacab ahaa.

Hay’adahaa Amniga ayaa Deegaanka Gubadley ka soo qabtay Nuur Cabdullahi Axmed Diimoow oo lagu soo Eeeeyay in uu dilay Kunciil Kadiye Guure, waxa uu u dilay lacag gaareysa 0.5 ama Nus doolar kaliya sida ay goob joogayaal warbaahinta Risaala u xaqiijiyeen .

Marxuunka la dily ayaa la sheegay in xoolo uu ka keensaday gobolka shabeelada Dhexe si uu ugu iibiyo suuqa Dayax.

Hay’adaha Amniga ayaa Eedeeysanha gacanta ku haaya islamarkaana sharciga horgeynaya