AKHRISO:- War Murtiyeed hogaanka dhalinyarada Ssc Khaatumo 23 May 2023 laascaanood.

0

1. Hogaanka dhalinyarada ssc khaatumo ee lagu doortay shirkii ay laascaanood ku yeesheen dhalinyaradu 6 may 2023 ee ahaa 15 xubnood ayaa iska sii dhexdoortay shirgudoonkii oo kala ahaa, Guddoomiye, Guddoomiye ku xigeen iyo Xog-haye.

2.Hogaanka dhalinyarada Ssc khaatumo waxay ansixiyeen magaca iyo astaanta rasmiga ah ee dhalinyaradu ku midaysan tahay.

1. Guddoomiye Abdirizak Faarah Dhegaweel
2. Guddoomiye ku Xigeen. Isir Mahamed Ali Doob
3. Xog-Haye. Jamaal Mahamed Abdilaahi
4. Xubin. Mohamed Abdilahi Sulaymaniyah
5. Xubin. Ahmed Abdirahman Barre (Qalinle)
6. Xubin. Said Abdirahman Ali
7. Xubin. Xafsa Du’alle Ali
8. Xubin. Abdiwahid Hassan Farah (Suudi)
9. Xubin. Sowda ibraahim Ali
10. Xubin. Saynab yusuf haybe
11. Xubin. Da’uud Ahmed Hassan ( Saadle)
12. Xubin. Ahmed Mahamuud Abdi (Indhacase)
13. Xubin. Yacquub Abdilaahi Ali
14. Xubin. Abdilaahi Adan Aydiid
15. Xubin. Ali Mahamud Abdilahi

DHAMMAAD