SAWIRO:- Madaxweynaha Jubbaland oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirada warfafinta Maamul gobaleedyada

0

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wasiirada Warfaafinta ee Dowlada Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah iyo masuuliyiinta kala duwan ee ka qeybgalay Shirkii Wadatashiga Ballaarinta Idaacadaha Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.