AKHRISO:- Talyaaniga oo soo badbaadiyey 1,300 oo muhaajiriin ah

0

Dowladda Talyaaniga ayaa soo badbaadisay 1,300 oo muhaajiriin ah kadib howlgal samatabixin ah oo laga fuliyey dhowr goobood oo ku yaalla Koonfurta Talyaaniga.

laba todobaad ka hor ayay aheyd markii ay 74 qof ku dhinteen doon ku qaraqantay xeebaha wadankaasi.

Sanad walba dad aad u farabadan ayaa ku dhinta Xeebaha u dhaxeeya Talyaaniga iyo libiya iyaga oo doonaya inay tahriib ku galaan dalalka Qaarada Yurub.