AKHRISO:- Taliyaha Booliska G/ Banaadir & Ciidamo uu wato oo gudaha u galay goobta la weeraray

0

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir G/le Sare Mahdi Cumar Mumin (Macalin Mahdi) oo Hugaaminaya ciidanka sida gaarka ah u tobabaran ee Haramcad ayaa gudaha u xalay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee xamar oo gordhaweyd koox ka tirsan Al-Shabaab weerar kusoo qaadeen.

Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaana Toogasho ku dilay inta badan xubnihii weerarka kusoo qaaday xarunta, sidookalana ciidanka ayaa soo badbaadiyay xubno ka tirsan Maamulka Gobalka iyo qaar kamid ah shaqaalaha.