AKHRISO:- MD Xasan Sheekh oo Golaha Wasiirada KGS kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

0

Madaxweynaha Xasan Sheekh Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay golaha wasiirrada Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo.

Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta dowladnimada, u diyaar garowga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ka qeyb qadashada gogosha dib u heshiisiinta, sidii door looga qaadan lahaa iyo xoojinta wada shaqaynta wasaaradaha heer federaal heer dowlad goboleed.