AKHRISO:- Magacyada Saraakiishii ku dhintay Shilkii Diyaarad ee ka dhacay Ukraine oo la helay

0

Aroornimadii shalay oo Arbaco ahayd ayaa waxay Diyaarad nooca Qumaatiga u Kaca ay ku burburtay Degmadda Brovary ee duleedka Caasimadda dalkaasi ee Kyiv.

9 qof oo la socday Diyaaradda burburtay iyo 8 qof oo dhulka joogay ayaana ku dhintay Shilkaasi, iyadoo ay 25 kalena ku dhaawacmeen.

Mas’uuliyiintii Dowladeed ee Shilkaasi ku dhintay waxay kala ahaayeen:

▪︎ Wasiirkii Arrimaha Gudaha, Denys Monastyrsky oo 42 jir ahaa,

▪︎ Ku-Xigeenkiisa Koowaad, Yevheny Yenin oo 42 jir ahaa,

▪︎Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Yuriy Lubkovich oo 33 jir ahaa