AKHRISO:- MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY LA-TALIYAHA ARRIMAHA SHIDAALKA IYO GAASKA.

0

Xeer Madaxweyne Lr. 85 ee 17-ka December 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.

Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Xudeyfa Aadan Cukaash loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD