AKHRISO:- Madaxweynaha Koonfur Galbeed & laamaha Amniga oo Go’aan deg deg ah soo saaray

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Gudoomiyey Shir Deg-Deg ah oo ay isugu imaadeen Saraakiisha Laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan oo looga hadlay Amniga Deeganada Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray in si deg deg ah loo bilaabo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab si guud ahaan looga saaro degaannada ay xilligaan ka joogaan degaannada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.