SAWIRO:- Madaxweyne deni oo tababar u furay ciidamo katirsan Asluubta

0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada tababarada Ciidanka Asluubta ee Gen. Cali Nuur Garoowe Garoowe : 03 December 2022:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada tababarada Ciidanka Asluubta ee Gen. Cali Nuur.

Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidanka in ay ka faa’ideystaan casharada, tababarka iyo xirfada aqooneed ee la siinayo.