SAWIRO:- Hay’ad Barakacayaal kunool DOOLOW GEDO ugu deeqday Mooto Bajaajyo

0

Hay’adda SHRA ayaa Barakacayasha Xeerooyinka Qansaxley & kabaso oo katirsan degmada Doolow ee Gobalka Gedo waxaa ay maanta ka qeybisay labo mooto bajaj oo bulshada Barakacayasha ka cabin doonta nadafada & fayadhowrka Barakacayasha.

Gudoomiyaha arrimaha bulshada Doolow Cabdifitax ismail hussein & madax kasocotay Hay’addaha Barakacayasha ugu deeqda mooto bajajta ayaa goobjoog ka ahaa munasabadda wareejinta.

Gudoomiyasha Qansaxley & kabaso ayaa deeqda kala wareegay Hay’adda SHRA.