Garoowe: 15 September 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka Puntland, Gurmadka Abaaraha, Dardargelinta Shaqada Kastamka Tuurdibi, Akhrinta wax ka bedelka Xeerka iyo Siyaasadda Howlgabka Shaqaalaha Puntland iyo warbixinta Safarka xubno Golaha Wasiirada ka mid ah ku tageen Gobolka Cayn.
Home Dhacdooyinka Todobaadka AKHRISO:- Madaxweyne deni oo gudoomiyeey shirkii golaha wasiiradda Puntland