SAWIRO:- Madaxweyne Deni oo Maanta daahfuray Hiigsiga Puntland 2040

0

Garoowe: 18 January 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda daah-furaya Hiigsiga Puntland 2040, oo maanta lagu soo bandhigay Madaxtooyada Puntland .